Hambalyo Meher Wacan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan
June 25, 2013 - Written by Author

Aniga oo ku hadlaya Magacayga, Magaca Masuuliyiinta Bulsho Tv iyo Xaaskaygaba, waxaan halkani hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada umarinayaa saaxiibkayga Miisaanka badan agtayda ku leh waa  boqorka Caydaruus Axmed Ismaaciil iyo Boqorada Amaal Muuse Ciise483495_4696011193992_1832975670_n

oo 24/06/2013 uu mehekoodu ka dhacay Hutel Dalxiis ee magaalada Arabsiyo waxaanan leeyahay illaahay ha idinka dhigo kuwii isku waara ee aqalgalkooda ku gaadha farxad iyo raynrayn Amiin Aamiin. Sidoo kale, waxa Hambalyo taasi la mid ah u diraya Caruuska Dadka ay Magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

: Mr.Axmed Sh Nuur Ducaale (Ahmed Biito), Weriye C/risaaq Axmed Hayaan (Ilkacase), Gudoomiyaha Ururka Saxaafada Gobolka Gabiley  Nimcaan Dheeg Ibraahim, Weriye Maxamed Xasan Sh Maxamuud (jubba), Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahim, Weriye Muxiyadiin Maxamed Daahir, Weriye C/raxmaan Nuux Axmed (Hiiraan), Weriye C/raxmaan Xaaji Ibraahin, Weriye Jacfar Cawil Riiraash, Weriye Khaalid Cabdi Qalinle, Madaxa Wararka Bulsho TV Siciid Khadar C/lahi, Mawliid Kalabaydh, Mawliid Axmed Jibriir. Dhamaan Asaxaabtani Waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan Lasoo Koobi Karin Hawada U Marinayaan Boqorka iyo Boqorada Weriyah TV-ga Universal ee Gobolka Gabiley Caydaruus Axmed Ismaaciil Qadiye iyo Amaal Axmed Muuse Ciise oo Maalintii Shalay oo  Isniin ah ee Taariikhdu ahayd  24-kii Bishan June, Meherkoodu Ka Qabsoomay Hutel Dalxiis ee Degmada Arabsiyo. Waxay Asaxaabtani Illaahay Uga Baryayaan Inay Noqdaan Labadii Isku Waara, Ubad Khayr-qabana Kala Hela, Aqal-galkoodana Ku Gaadhaan Bash Bash iyo Barwaaqo. Aamiin.  Aamiin.

 

COMMENTS
LINKS