GOBOLKA MARODIJEEX OO KU GUULAYSTAY KOOBKII GOBOLADDA SOMALILAND IYO GOBOLKA HAWD OO GALAY KAALINTA LABAAD | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
GOBOLKA MARODIJEEX OO KU GUULAYSTAY KOOBKII GOBOLADDA SOMALILAND IYO GOBOLKA HAWD OO GALAY KAALINTA LABAAD
June 21, 2013 - Written by Wariye:

HARGEISA (wajaalenews) Ciyaartii u danbaysay ee Finalka Ciyaaraha Goboladda oo ku dhamaatay Gool ku laad (Penalty), gobolka Maroodi-jeex ku qaaday Rigoore.

Ciyaarta Finalka waxa siaga hor yimi labada Gobol ee maroodijeex iyo hawd, kuwaasoo isku dhaafi waayay 0-0 wajigii hore hase yeeshee rigoorayaashii oo la isku mari waayay ayaa markii ugu danbaysay Hal rigoore uu cunay gobolka Hawd.

halkan hoose ka daawo sawiro

 

wajaalenews.com
HARGEIS
A SOMALILAND

COMMENTS
LINKS