|
|||||
WAJAALE NEWS
GOBOLKA MARODIJEEX OO KU GUULAYSTAY KOOBKII GOBOLADDA SOMALILAND IYO GOBOLKA HAWD OO GALAY KAALINTA LABAAD
June 21, 2013 - Written by Wariye:HARGEISA (wajaalenews) Ciyaartii u danbaysay ee Finalka Ciyaaraha Goboladda oo ku dhamaatay Gool ku laad (Penalty), gobolka Maroodi-jeex ku qaaday Rigoore. Ciyaarta Finalka waxa siaga hor yimi labada Gobol ee maroodijeex iyo hawd, kuwaasoo isku dhaafi waayay 0-0 wajigii hore hase yeeshee rigoorayaashii oo la isku mari waayay ayaa markii ugu danbaysay Hal rigoore uu cunay gobolka Hawd. halkan hoose ka daawo sawiro
wajaalenews.com Related posts:"Berigii Hore Waxa La Odhanayay Beelbaa Haraaday, Imakana Beelbaa Xayraansan"Wasiir Siciid Sulub. Maxkamada Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Xabsi Daaim Ku Xukuntay Taliyihii Saldhiga Daloodho Ee H... Siyaasiyiintii Ugu Miisaanka Cuslaa Ee Ka Soo Jeeda Beesha Musharax Muuse Biixi Oo Maalinta Bari ah ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|